U Foojignoow isticimaalka iyo Dhegaysiga Warbaahinta Cimilada

 

Waa muhiim ka digtoonaanshaha isbedelka cimlada soo foolka leh iyo xaaladaha kale ee deg dega ag ee saamaynta ku yaalan kara deegaanka  aad ka tirsantahay.
Wakhtiyada ay degaankaaga ku soo fool leedahay cimilo dhibaato keeni karta oo khatar ah ama xaalado kale oo deg deg ah, warbaahinta dadwaynaha ee gargaarka deg dega ah ayaad ka ogaan kartaa macluumaad iyo ogaysiis foojignaan ah oo kaaga digaya dhibaatooyinka kaaga imaan kara.   

Waa muhiim ka digtoonaanshaha isbedelka cimlada soo foolka leh iyo xaaladaha kale ee deg dega ag ee saamaynta ku yaalan kara deegaanka  aad ka tirsantahay.Wakhtiyada ay degaankaaga ku soo fool leedahay cimilo dhibaato keeni karta oo khatar ah ama xaalado kale oo deg deg ah, warbaahinta dadwaynaha ee gargaarka deg dega ah ayaad ka ogaan kartaa macluumaad iyo ogaysiis foojignaan ah oo kaaga digaya dhibaatooyinka kaaga imaan kara.   

Keywords: