Macluumaadka Deg-degga ee Saraakiisha

“Bishii Maarso, 2009, Red River (Wabiga Cass) ayaa fatahay oo ciidda celisa soo dhaafay, biyaha waxa buuxsankoodu kor u dhaafeen 41 tilaabo wuxuuna ku fatahay Moorhead, MN. Waxaan u baahannay degganayaasheenna – oo ay ku jiraan Kroeshiaan, Kurdiyiin, Soomaalida iyo dadka ku hadla luqadda Isbaanishka – in aan gaarsiinno macluumaad deg-degga ee ammaanka la xariira. Waxa aan daarnay ECHO saacado yar kaddibna, waxa ay siiyeen qalab la dhageysto iyo fidiyaal affarta luqadood oo idil, waxayna nagu caawiyeen in aan samata bixinno xubanaha jaalliyaddeena oo dhan.” – Khaty McKay, Clay County Public Health (Sarkaalka Caafimaadka Degmada Clay).

ECHO waxa ay diiyaarisay oo ay qaybisaa qalab bil kasta ee caafimaadka, ammaanka, hawlaha bulshadaiyo tabaabushada degdegga muddo dhan illaa 5 sanadood, si qalabka isgaarsiinta ee ECHO ay sal adag ku yeeshaan jaalliyadaha ilo la isku halleeyn karo ee macluumaadka caafimaadka iyo ammaanka – maalin kasta iyo marka ay xaalad deg-degga jirto.


ECHO Tool Usage Graph2009kii, ECHO waxa ay daabacday Emergency Operations Plan (Qorshaha Fulinta Degdegga), taaso hirgalinaya nidaamka waxqabashda ee deg-degga si marka ay xaalad deg-degga ay dhacdo, ay hayadaha guud ee caafimaadka iyo ammaanka ay hirgaliyaan ECHO si lagu turjumo, lagu soo saaro iyo lagu qaybiyo maclumaad muhiima sida u dhaqso badan iyo wax ku oolla.

Halkaan riix si aad Emergency Operatin Plan (Qorshaha Fulinta Deg-degga) uga soo guursato internetka iyo aad barato sida ay ECHO ay wax ula qabsato hayaddaada marka ay jiraan xaalado deg-degga ee caafimaadka iyo ammanka guud iyo nagu caawiso maallinta uu qof kasta ee ku nool degmadeenna u ka helayo macuumaadka ay u baahanyihiiin – luqaddda ay doonaan ha ku haddlane.

Haddii aad wax su’aala qabto, fadlan la soo xariir Lillian McDonald, Executive Director (Mamaulaha Fulinta) ee laga helo 651.789.4342 ama emal ugu dir [email protected].