Ka feejnow khiyaamo lagu siro Dadka waaweyn

Waxanu rabnaa in aanu ixtiraamno oo khaderono  waayeelkayaga oo ka difaacno wixii dhibaato u keeni karaya. Waayeelku waxay leeyihiin waaya aragnimo ay la wadaagi karaaan jiilahs yar yar. Hase yeeshee noloshu waxay leedahay siyaabo ay inoo barto leesano muhiim ah. Kuwaasi oo mar marka qaarkood aynugu soo mara taariikh xanuun badan. Xataa  hadaynu nahay waayeel waaya aragnimo badan leh. 

Weligaa weli qof ma kaala hadlay inaad wax iibsato ama aad samayso wax noqday fekret aad qooma maysay? Hadii qof kugu siro inaad siiso lacag ama macluumaad, waxa loo yaqaan “Khiyaamo” Waana Dembi. Waaya aragnimo ma aha difaac la iskaga celin karo afmiinshaar ama tuug.  Ogoow oo baro sida xariifnimada leh ee aad isaga ilaalin karto khiyaamada lagu siro dadka waawayn. Hayada ECHO waxay samaysay filin gaaban oo kaartuun ah oo ku hadlaya Ingiriisi, Spanasha, Hmong iyo Somali.

Barnaamijkan waxa isla sameeyey ECHO Minnesota iyo Twin Cities Public Television.

Keywords: 
Senior Fraud, aging, safety, Khiyaamada waayeelka, iyo amaanka dadka waawayn