Sida Carruurta Looga Dhowro Curiyaha Macdanta ah ee Lagu Sumoobo

 

“Ledh waa bir kiimiko ah. Birta noocan ah qiima 
ahaan waa ay ka jaban tahay dahabka iyo qalinka. 
Kiimikada ledhka ah ishaadu ma qaban karto, ama 
ma urin kartid, laakiin waxa ay halis u tahay 
caafimaadka qoyskaaga oo dhan. Ledhka waxaa laga 
heli karaa guriga aad deggen tahay, gaar ahaan haddii uu gurigaagu yahay guri beri hore la dhisay.”

Ledh waa bir kiimiko ah. Birta noocan ah qiima ahaan waa ay ka jaban tahay dahabka iyo qalinka. Kiimikada ledhka ah ishaadu ma qaban karto, ama ma urin kartid, laakiin waxa ay halis u tahay caafimaadka qoyskaaga oo dhan. Ledhka waxaa laga heli karaa guriga aad deggen tahay, gaar ahaan haddii uu gurigaagu yahay guri beri hore la dhisay.

 

Keywords: