Codadka ECHO

We use these DVDs extensively with the Somali community in Victoria to disseminate information about mental health and also reduce stigma associated with mental health issues. The Somali community enjoyed the Egal Shidad story and thank you for it.

Ahmed Tohow

Community Development Worker

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

Sida Looga Hortago in uu Dab ka Bilowdo Jikada

Ma ogtahay inuu dabka guryaha qabsada barkiis ka bilowdo jikada?  Barnaamijkan waxaad ka heleysaa sida ugu muhiimsan ee looga hortago dabka jikada ka bilowda, talooyinka iyo sharciyada u wanaagsan ammaanka jikada.  Daawadayaashu waxa ay baran doonaan sida ugu habboon ee loo isticmaalo shooladda iyo mashiinnada jikada; intaas waxaa sii dheer, waxa kale oo ay baran doonaan waxyaabaha ay tahay in la sameeyo kolka uu dab ka bilowdo jikada.

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login