Maxaad Ka Taqaannaa Kansarka Ku Dhaca Mindhicirka Weyn?

 

Sannad kasta dadka Mareykanka ku nool ilaa iyo 150,000 oo qofood ayaa waxaa laga helaa kansarka ku dhaca mindhicirka weyn ama malawadka.
Sidaas awgeed sannadkan dadka xanuunkan u dhiman kara waxaa lagu qiyaasayaa ilaa iyo 50,000 oo qofood. Haddaba waxaa ayaandarro ah in la arko xanuun laga hortegi karo oo weli dadka ku dhacaya.

Sannad kasta dadka Mareykanka ku nool ilaa iyo 150,000 oo qofood ayaa waxaa laga helaa kansarka ku dhaca mindhicirka weyn ama malawadka.Sidaas awgeed sannadkan dadka xanuunkan u dhiman kara waxaa lagu qiyaasayaa ilaa iyo 50,000 oo qofood. Haddaba waxaa ayaandarro ah in la arko xanuun laga hortegi karo oo weli dadka ku dhacaya.

 

Keywords: 
Prevention, disease, hospital, cancer, oncology, colon, doctor, surgery, colonoscopy