Ka hortaga sokorowga dhalinyarada

Nooca Type2 ee sokorowga lama daweyn karo. Waxuuna keenaa qatar caafimaad oo aad u weyn. Nasiib daro, wuxuu saameeyaa in badan oo dhinyardo ah

Barnaamijkaan waxaa suurta galiyey the F. R. Bigelow Foundation, Hardenbergh Foundation, and J. Elmer & Esther Hansman Charitable Trust.

Iskaashi iyo wada shaqayn the Boys and Girls Clubs of the Twin Cities.

Keywords: