Si aad Caafimaadkaaga u Wanaajiso Jimicso oo Cun Raashin Nafaqo Leh!

Meel kasta oo aad ku nooshahay inaad raashin wanaagsan cunto waa lagama maarmaan. Hase ahaatee mararka qaarkood dadka Mareykanka u soo haajiray ama muhaajiriinta iyo qaxootiga cusub ma heli karaan raashinkii ay waddammadooda uga barteen. Si aad ugu dedaasho naftaada waxaa lagama maarmaan ah inaad barato raashinka u wanaagsan jirkaaga iyo caafimaadkaaga.

Keywords: 
caafimaad, cunto, fayo qab, nafaqo, dheeli tiran, cunto caafimaad leh, jimicsi, orod, socod, khudrad