Sidee bay dadka tabaaleysan raashin ku heli karaan?

Si dadka aan ku hadlin af Ingiriiska fiican loola socodsiiyo meelaha laga heli karo raashinka oo isugu jira meelo dowladeed iyo meelo dadweyne, waxaa la sameeyey barnaamij taleefashin ah oo cusub oo dadkaas loogu tala-galay.

Keywords: 
#601, Hunger, Food Support, Food Shelves, Food Stamps, food, pantry