Ka Hortagga iyo Daaweynta Cudurka Dilaaga ah ee HIV iyo AIDS

Jeermiska dhaliya H-I-V-ga iyo AIDS-ka ayaa noqonaya cudurada la is qaadsiiyo kuwa sida ugu dhakhsaha badan u baaha inta la ogyahay taariikhda bin aadaanka. Ma jiro qof naga mid ah oo aan qaadi karin cudurkan, walina looma helin tallaal looga hortago ama daawo looga bogsoodo. Laakiin waxaa war fiican ah in guud ahaanba laga hortegi karo HIV-ga iyo AIDS-ka marka ay dadku bartaan xaqiiqooyinka ku saabsan sida lagu qaado kadiba ay ka ilaaliyaan naftooda.

Keywords: 
HIV/AIDS, HIV, AIDS, Awareness