Xanuunka Neefta iyo Xanuunnada Kale ee ku Dhaca Habdhiska Neefta

Dadka badankoodu waxay ka helaan inay 
bannaanka u soo baxaan sababtoo ah waxay 
dareemaan farxad iyo raynrayn. Nasiib xumo 
kolka dibadda loo soo baxo dadka qaar ayaa ku 
xanuunsada. Dadkaas waxaa aad ugu adkaata 
inay neefsadaan, waxaana ugu wacan iyadoo 
uu habdhiskooda neeftu waxyeello u geysto 
sankooda, cunahooda, iyo sambabbadooda, 
kuwaasina waa xubnaha ugu muhiimsan ee ay 
dadku ku neefsadaan. 

Dadka badankoodu waxay ka helaan inay bannaanka u soo baxaan sababtoo ah waxay dareemaan farxad iyo raynrayn. Nasiib xumo kolka dibadda loo soo baxo dadka qaar ayaa ku xanuunsada. Dadkaas waxaa aad ugu adkaata inay neefsadaan, waxaana ugu wacan iyadoo uu habdhiskooda neeftu waxyeello u geysto sankooda, cunahooda, iyo sambabbadooda, kuwaasina waa xubnaha ugu muhiimsan ee ay dadku ku neefsadaan. 

Keywords: 
asthma, respiratory, disease, breathing, coughing, cough, sick