Bridging the Communications Gap for Immigrants and Refugees in Minnesota

Caawimadda U helidda Dhalinyaradda Dhibaataysan

Ujeedadda barnaamijkan digitalka gaaban waa in looga digo daawadayaasha Minnesota arimaha dhibaatooyinka caafimaadka maskaxda ee dhalinyarada da’da yar iyo kurayda, oo la siiyo xog la taaban karo oo ku saabsan meesha ama sidda caawimo loogu helo dhalinyarada. 

Si aad u hesho kooxda wareegta ee caafimaadka maskaxda, booqo http://www.childcrisisresponsemn.org/.  Xalaadda naftu halis ku jirtana , wac 911.

 

Qoraalkan waxaa maalgelisay Metro Children's Crisis Response Services (MetrCCS), UCare, and the Minnesota Department of Human Services.

Digitalka Gaaban:

 

Faahfaahin gaaban:

Kooxda Caafimaadka Carruurta ee Cudurada Maskaxda ee gudaha Twin Cities Agagaarka Metrooga:

Anoka County: 763-755-3801
Carver County: 952-442-7601
Dakota County: 952-891-7171
Hennepin County: 612-348-2233
Ramsey County: 651-774-7000
Scott County: 952-442-7601
Washington County: 651-777-5222
Keywords: