Codadka ECHO

One of our Public Health Nurses (PHN) used the [Obesity and Your Health] DVD during a home visit. The client commented that the DVD was "very practical" and that it had "good ideas." The PHN was extremely pleased that this resource was available to share with her clients.

Marcia E.

Public Health Planner

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

ECHO Partner Relays (Shirkadaha ECHO Macluumaadka la Wadaagto)

ECHO waxa ay ku kalsoontahay in ay iskaashi la gasho hayado kale oo caafimaadka iyo ammanka ee degmada, ururrada dhaqan iyo samafalka, maktabadaha, machadayada waxbarashada iyo kuwo kale. Shirkadahaan hawlkarka ah waxa ka dhaxeeya ujeddadeena ah in la xiro faraqa isgaarsiinta ka jira ee wax u dhibaya dad ka badan 500,000 ee reer Minnesota ee aan af ingiriisi macna leh ku hadlin.

Aydaado loo marayo ECHO Partner Relays (Shirkaadaha ECHO Macluumaadka la Wadaagto), ECHO waxa ay qaybisaa, ilaha elektronikada waqti sax iyo sugan ee caafimaadka, ammaanka, hawlaha bulshada iyo tabaabushada deg-degga. 

Inta lagu jiro xaaladda adag ee caafimaadka ama ammaanka, ECHO waxa la shaqaynaysaa shirkadaheenna si ay si deg-degga iyo si wax ku oola lagu qaybiyo macluumaadka iyo tusmooyinka naf badbaadinaya ee luqadaha kala duwan lagu siidaynayo.

Si laysku qoro macluumaadka ECHO ee caafimaadka iyo ammaanka ee u dambeeyay, qoraallada iyo ogaysiisyada deg-degga, halkaan riix.

Si aad kororsi dheeraada ee ku saabsan in aad shirko ka noqoto, halkaan riix.

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login