Codadka ECHO

One of our Public Health Nurses (PHN) used the [Obesity and Your Health] DVD during a home visit. The client commented that the DVD was "very practical" and that it had "good ideas." The PHN was extremely pleased that this resource was available to share with her clients.

Marcia E.

Public Health Planner

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

ECHO DVDs (DVDyada ECHO)

ECHO DVDs (DVDyada ECHO) ayaa in badan lagu siidaaya, ama lagu qaybiiyaa, fasallada, xarumaha caafimaadka, ama maktabadaha. ECHO waxa ay ku dhirrigalinaysaa saaxiibaddeen, ururadda namatal in ay la wadaagaan, kafaalaqaadaana in ay la wadagaan barnaamijyada waxbarashadeena qof kasta oo la isdhahayo wax uun bay u tarayaan.

Waxaa diyaar ka ah ECHO TV (Telefishinka ECHO) – illaa 12 barnaamij ee ku qoran 7 luqadood (Ingiriisi, Hmong, Khmeer, Lao, Soomaali, Isbaanish iyo Fitamiisi) ayaga oo ah DVD. Waxaa sii raaca, mooduucyada qaaska ah waxaa dhici karta in lagu helo luqado badan oo ku jira hal DVD.

 SI INTERNTETKA LOOGA DIRSADO ECHO DVDS (DVDYADA ECHO), HALKAAN RIIX

Si lagu barto qaabka lagu helayo DVDayda lacag la’aana (aan laga maarmin oo kaliya), wac ama iimayl u dir ECHO ee laga helo 651.789.4342 ama email u dir info@echominnesota.org

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login