Codeynta iyo Hab socodka Dimuquraadiyadda

 

Waxaynu ku noolahay dimuquraadiyad, taasi macnaheedu waxaa weeye muwaadiniinta waddanka ayaa go’aamiya cidda xukunka loo dhiibayo. 
Barnaamijkan 30-ka daqiiqadood ah ayaa ka hadli doonaa waxa aasaaska u ah codeynta iyo hab socodka dimuquraadiyadda, oo ay ku jirto cidda codeyn karta, sida codeynta la isugu diiwaan galiyo, codeynta maalinta ay doorashada dhacayso, iyo siyaabaha kale ee aad uga qayb qaadan karto ee codeynta ka baxsan.
“Codeynta iyo hab socodkaa Demuquaadiyadda” ayaa afar luqadood qanaalka tpt Minnesota (tptMN) uga bixi doona. Lambarada qanaalada laga soo deyn doono waa 202 ama 243; waxay ku xirantahay hadba degankaagu meesha uu yahay. 

Halka shey ee waddanka Maraykanku uu caanka ku yahay waa hab-dismeedka dawladiisa. Waxaynu ku noolahay dimuquraadiyad, taasi macnaheedu waxaa weeye muwaadiniinta waddanka ayaa go’aamiya cidda xukunka loo dhiibayo. 

 

Barnaamijkan 30-ka daqiiqadood ah ayaa ka hadli doonaa waxa aasaaska u ah codeynta iyo hab socodka dimuquraadiyadda, oo ay ku jirto cidda codeyn karta, sida codeynta la isugu diiwaan galiyo, codeynta maalinta ay doorashada dhacayso, iyo siyaabaha kale ee aad uga qayb qaadan karto ee codeynta ka baxsan.

Keywords: 
safety, home, women, family, domestic, abuse, violence, beating, men, hit, punch, strangle