Qaybta Gargaarka Degdegga ah oo la Fahmo sida ay u Shaqayso

 

Emergency Room-ka ayaa fakar iyo welwel ku dhalin kara dadka si kasta iyo da` kasta oo ay yihiin. Waa Muhiim in aad ogaato marka la tago emergency Room-ka iyo in ay wanaagsantahay tagitaanka goobaha kale ee caafimaad sida urgent care center.

Fiidiyawyadaan gaaban oo ah 6-8 daqiiqo ayaa laga baranyaa marka la tagaayo Emergency room-ka iyo sida ay shaqeyso. Sidoo kale meelaha la tago hadii dhibaatada aysan aheyn mid Qatar ku ah nolosha

Keywords: 
ambulance, hospital, doctor, emergency room, ER, clinic