Codadka ECHO

A nurse approached me yesterday said, “What would we do without ECHO?”. I agreed wholeheartedly – I use my ECHO tuberculosis tape with almost every LTBI (Latent Tuberculosis Infection) case opening.

Karen A.

Public Health Nurse

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

Xog u helida iyo daaweynta Qaaxada (TB)

 

TB-du waa cudur daran oo ku faafta hawada dadkuna isku gudbiyaan.  Jeermiska TB-du hawada 
ayuu raacaa marka qof qaba cudurka TB-da uu qufaco, qoslo, ama hindhiso. Maadaama jeermiska 
TB-du uu ku faafo hawada, qof kasta wuu qaadi karaa TB. Haddii aad hore ugu noolaan jirtay waddan uu cudurka TB-du ku badnaa, waa in aad iska baartaa TB.  Ogaanshaha in aad TB qabtid waa tilaabada koowaad ee aad isaga daaweyn 
kartid, kuna joojin kartid in aad ku faafisid dadka kale.  

TB-du waa cudur daran oo ku faafta hawada dadkuna isku gudbiyaan.  Jeermiska TB-du hawada ayuu raacaa marka qof qaba cudurka TB-da uu qufaco, qoslo, ama hindhiso. Maadaama jeermiska TB-du uu ku faafo hawada, qof kasta wuu qaadi karaa TB. Haddii aad hore ugu noolaan jirtay waddan uu cudurka TB-du ku badnaa, waa in aad iska baartaa TB.  Ogaanshaha in aad TB qabtid waa tilaabada koowaad ee aad isaga daaweyn kartid, kuna joojin kartid in aad ku faafisid dadka kale.  

 

  

Macluumaadkan caawimaad ma kuu noqdeen?

Score0 0 votes

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login