Bridging the Communications Gap for Immigrants and Refugees in Minnesota

Ogeysiis, Ka taxadir Qoyskaaga cudurka Jadeecada

Jadeecadu waa cudur Qatar ah, kuna baahsan wadamo oo ku yaala qaaradaha Afrika, Yurub iyo Aasiya. Safarka ka hor, Qof walba oo cudurka Jadeecada horey ugu dhicin ama aan qaadan talaalka jadeecada waa in uu qaato talaalka jadeecda.

Keywords: 
children, vaccine, travel, measles, plane, africa