Kahortagga iyo Daaweynta Cudurrada Galmada la isku Qaadsiiyo (STD)

 

Cudurrada galmada la isku qaadsiiyo (STD) waa kuwa laga hortagi karo oo badanaaba la daaweyn karo, laakiin ma jiraan wax calaamado ah oo lagu garan karo. Cudurrada galmada la isku qaadsiiyo (STD) waa kuwa dhibaatooyin badan, khatar leh oo loo dhiman karo, sidaas awgeed waxaa muhiim ah in baaris la 
isku sameeyo.

Cudurrada galmada la isku qaadsiiyo (STD) waa kuwa laga hortagi karo oo badanaaba la daaweyn karo, laakiin ma jiraan wax calaamado ah oo lagu garan karo. Cudurrada galmada la isku qaadsiiyo (STD) waa kuwa dhibaatooyin badan, khatar leh oo loo dhiman karo, sidaas awgeed waxaa muhiim ah in baaris la isku sameeyo.

 

Keywords: 
HIV, AIDS, STD, herpes, HPV, birth control, condoms, vaginitis, chlamydia, gonorrhea, syphilis, genital warts, hepatitis, trichomonas, pubic lice