CUDURRADA LAGA QAADO CUNTADA JEERMISKU GALO

 

“Cudurrada laga qaado cuntada jeermisku galo waxay ka imaan karaan cunto aan wax dhib ah ka muuqan oo si fiican u udgeysa oo uu dhadhankeedu fiican yahay. Waxaa jira cudurro badan oo laga qaado untada jeermisku galo, laakiin labada ugu caansan 
waxay kala yihiin Salmonella iyo Norovirus.”

Cudurrada laga qaado cuntada jeermisku galo waxay ka imaan karaan cunto aan wax dhib ah ka muuqan oo si fiican u udgeysa oo uu dhadhankeedu fiican yahay. Waxaa jira cudurro badan oo laga qaado untada jeermisku galo, laakiin labada ugu caansan waxay kala yihiin Salmonella iyo Norovirus.

 

Keywords: 
food, illness, food safety, food borne, food poisoning, undercooked meat