Caafimaadka Dhalmada Ka Horreeysa

Barnaamijkaan waxa uu daawadayaasha uga aqoon kordhinayaa sida ay muhiiim u tahay dumarka uurka leh in ay iskood isudaryeelaan. Baro naseexooyinka iyo hawlaha kaa caawin kara in uurka laga dhigo mid caafimaad iyo ammaana inta suurtogal ah.

Keywords: