Cayilka Badan iyo Caafimaadkaaga

Daawadayaashu waxay baran doonaan xanuunnada uga imaan kara cayilka badan, sida lagu helo raashinka caafimaadka ugu jiro oo ah qiimo jaban, jimicsiga jirka oo fudud oo ay uga hortagi karaan cayilka badan, iyo sida loo helo ilo kale oo ah macluumaad loogu tala galay dadka oo dhan, qof iyo qoys.

Keywords: 
health, nutrition, Somali, obesity