CUDURRADA DHIMIRKA AMA MASKAXDA KU DHACA KOLKA LAGU JIRO XILLI DHIBAATO LEH

 

Qofna uma ay fududa kolka lagu jiro xilli ay jiraan 
dhibaatooyin ama xaalado degdeg ah. Xaalad degdeg ah oo aad u weyn – hadday noqon lahayd masiibo xagga cimilada ah, mid kiimiko ah, cudur safmar ah oo dillaaca, ama xataa weerar argaggaxiso – mid ay noqotaba bulshada culeys weyn ayey ku keeni kartaa.”

Qofna uma ay fududa kolka lagu jiro xilli ay jiraan dhibaatooyin ama xaalado degdeg ah. Xaalad degdeg ah oo aad u weyn – hadday noqon lahayd masiibo xagga cimilada ah, mid kiimiko ah, cudur safmar ah oo dillaaca, ama xataa weerar argaggaxiso – mid ay noqotaba bulshada culeys weyn ayey ku keeni kartaa.

 

Keywords: 
health, mental health, brain