Dhiqlaha oo lagu Dilo dhar-dhaqid

Waxaa hubaal ah, dharka iyo gogosha oo la dhaqo ayaa ah sida ugu sahlan ee lagu baabi’in karo dhiqlaha. Bal aynu isla fiirino sida iyo habka ugu haboon ee loo baabi’in karo dhiqlaha. Haddii gurigaagu galo dhiqle, alaabta dhaqmi karta oo la dhaqo ayaa ah tallaabo muhiim ah. Sidoo kale dhar-dhaqiddu waa mid kamid ah siyaabaha ugu sahlan oo dhiqlaha guriga looga saaro. Inteena badan saddex tallaabo aya nu qaadnaa marka aaanu dhaqanayno dharka: soocidda dharka, dhaqidda iyo qallajinta. Saddexdan tallaabo, md kasta waxay caawisaa baabi’inta dhiqlaha.

Keywords: 
bed bugs, parasite, pest, bedbugs, laundary