Inaad Shimbiraha ka Difaacdo Cudurrada (Backyard Biosecurity)

Waxaad gacan ka geysan kartaa in la yareeyo cudurrada shimbiraha sida cudurka loo yaqaan Avian, sababtoo ah waxaad ku dhaqmi kartaa nidaamka la yiraahdo “backyard biosecurity,” oo loola jeedo inaad shimbiraha ka difaacdo cudurrada.

Keywords: 
Flu, sick, illness, bird flu, bird, birds, avian, biosecurity, safe, influenza