Tubaakada ayaa sababta kumanaan dhimasho ah sanad walbaa gobolka Minnesota. Tubaakada ayaa ah wax la qabatimo. Dad badan ayaa joojiya isticmaalkeeda maalin walba.
Barnaamijka 20-30 daqiiqo ah ayaa laga hadli doonaa dhibaatooyinka caafimaad iyo dhimasha ay sababto tubaakada, iyo sida aad u heli karto kaalmo kaa caawineysa joojinta isticmaalkeeda, iyo arrimo kale.
Keywords: