Waxyeelada Tubaakada ay ku leedahay Bulshadeena

Tubaakada ayaa sababta kumanaan dhimasho ah sanad walbaa gobolka Minnesota. Tubaakada ayaa ah wax la qabatimo. Dad badan ayaa joojiya isticmaalkeeda maalin walba.

Barnaamijka 20-30 daqiiqo ah ayaa laga hadli doonaa dhibaatooyinka caafimaad iyo dhimasha ay sababto tubaakada, iyo sida aad u heli karto kaalmo kaa caawineysa joojinta isticmaalkeeda, iyo arrimo kale.

Keywords: