Dab: Ma aha Wax Caruuri ku Cayaarto

 

Caruurtu waxay dabka la aragtaa marar badan . Sida  shamaca doolshaha la dulsaaro maalinta dhalashada, dabka banaanka laga shido ee la kulaalo iyo mararka wax lagu karinayo dabka. Hase yeeshee, si khaldan u isticimaalka dabku waa khatar aad u wayn oo si fudud isugu bedeli karta halis gaysankarta dhaawac iyo dhimasho.
Barnaamijkan 20 -30 daqiiqo ahi wuxu ka hadlayaa sida dabku u dhaqmo, sida looga hortegi karo iyo sida looga bad baadin karo qoysaska. 

Caruurtu waxay dabka la aragtaa marar badan . Sida  shamaca doolshaha la dulsaaro maalinta dhalashada, dabka banaanka laga shido ee la kulaalo iyo mararka wax lagu karinayo dabka. Hase yeeshee, si khaldan u isticimaalka dabku waa khatar aad u wayn oo si fudud isugu bedeli karta halis gaysankarta dhaawac iyo dhimasho.Barnaamijkan 20 daqiiqo ahi wuxu ka hadlayaa sida dabku u dhaqmo, sida looga hortegi karo iyo sida looga bad baadin karo qoysaska. 

 

Maal gelinta Barnaamijkan: Minnesota Department of Public Safety and Minnesota State Fire Marshal

Keywords: 
Prevention, fire, teens, youth