Baariska Kala Duwan ee Lagu Sameeyo Carruurta Yaryar ee Iskoolka Bilaabeysa

Marka ilmuhu gaaro 3 jir, waalidku waa inay la xiriiraan iskuulada dadweynaha ee ku yaal  egmadooda si ay uga helaan warka ku saabsan waqtiga ay u tegi karaan Qiimeynta Caruurnimada Hore (Early Childhood Screening). Baaritaanka noocan ahi wuxuu fiiriyaa dhibaatooyinka barashada iyo caafimaadka.  Waalidka iyo carruurta waxaa loo diri karaa barnaamijyo hore ka caawinaya. Tani waxa arruurta taraysaa inay si fiican ugu diyaargaroobaan iskuulka.

Keywords: 
Child Safety, Early Childhood Screening, Child Health