Xad gudubka ehelka iyo Nabad galyadaada

Qofkasta wuxuu mudan yahay inuu ka bed qabo xad gudub. Daawadayaasha barnaamijka waxey ka baranayaan waxa Xad gudubka ehelka la yiraa, sida loo hubiyo in la nabad qabo, iyo macluumaad loo waco kaalmo ahaan.

Keywords: 
children, safety, women, mental, domestic, abuse, violence, men, hitting, pets