Awoodda iyo Diyaargarowga Jaalliyadda

Barnaamijkaan dhexdiisa, daawadayaasha waxa ay wax ka baranayaan waxa ku saabsan kororka awodda shaqasiyadeed ee yeelashada jir dhisan iyo maskax caafimaad qabta, iyo muhiimaadda ay leedahay in dadka kale ee jaaliyaadda la caawiyo marka ay xaalado deg-deg ah jiraan. 

Keywords: 
Preparedness, health, community, depression, strength, resilience, family, mental