Codadka ECHO

We use these DVDs extensively with the Somali community in Victoria to disseminate information about mental health and also reduce stigma associated with mental health issues. The Somali community enjoyed the Egal Shidad story and thank you for it.

Ahmed Tohow

Community Development Worker

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

Taakuleynta Dadweynaha Minnesota (Community Action Minnesota)

28-ka xafiis ee taakuleynta dadweynaha ee loo yaqaanno Community Action Agencies waa meelo ay tagi karaan dadka u baahan in la caawiyo. Barnaamijkan waxaad ka heli doontaa macluumaad ku saabsan dhammaanba adeegyada kala duwan ee ay sameeyaan xafiisyada taakuleynta dadweynaha, sida Head Start, caawimaadda lacagta korontada, guryaha danyarta ee lagu dego qiimaha jaban, caawimaad ku saabsan in dadka guryahooda wax looga qabto si ay dugsi ugu noqdaan oo uusan kuleylka uga soo bixin, caawimaadda raashinka, adeegyada dadka waaweyn, tababar ka hadlaya sida lacagta loo dhaqaaleysto, waraaqaha canshuurta, iyo tababar shaqo.

 

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login