Kaarboonka Moono-ogsaaydh iyo Dabsheegaha

Barnaamijkan [taleefashinka] waxaa dadweynaha lagu barayaa tillaabooyin fudud oo ay guryahooda uga nabadgeli karaan laba walxood oo loo dhiman karo oo kala ah kaarboonka moono-ogsaaydh iyo qiiqa sunta ah ee dabka la socda.

Keywords: 
safety, home, fire, gas, CO, carbon, carbon monoxide, monoxide, smoke, smoke alarm, carbon detector