Noqo Kormeeraha Bedqabka Cuntadaada

Qof walbaa wuxuu u baahan yahay cunto iyo goob shaqo oo bedqabta. Mana jiro qof raba inay macaamiishiisu xanuunsato. Haddaba maxay kula tahay haddaan ku idhaahdo waxaad noqon kartaa kormeeraha bedqabka cuntadaada? Waa maxay sababta aan taa u sameynayo? Dhowr qodob ayay taasi faa’iido kuugu leedahay.

Keywords: 
food, food safety, inspection