Hargabka Shimbiraha ee Loo Yaqaan (Avian) & Hargabka Caalamka oo Dhan Asiibtay

 

“Hargab xun ama fuluu caalamka oo dhan 
asiiba wuxuu noqon doonaa mid 
dhammaanteen dhibaato nagu soo 
kordhiya. Balse ma dhici karto in si fudud 
looga nabadgelo, laakiin haddii aannu is 
caawinno innaga oo isku duuban, 
waxaannu sameyn karnaa siyaabo badan oo 
aannu isugu diyaarinno kolka uu dhaco 
xanuun caalamka oo dhan asiiba.”

Hargab xun ama fuluu caalamka oo dhan asiiba wuxuu noqon doonaa mid dhammaanteen dhibaato nagu soo kordhiya. Balse ma dhici karto in si fudud looga nabadgelo, laakiin haddii aannu is caawinno innaga oo isku duuban, waxaannu sameyn karnaa siyaabo badan oo aannu isugu diyaarinno kolka uu dhaco xanuun caalamka oo dhan asiiba.

 

Keywords: 
Flu, sick, health, illness, avian flu, bird flu, bird, pandemic