Codadka ECHO

One of our Public Health Nurses (PHN) used the [Obesity and Your Health] DVD during a home visit. The client commented that the DVD was "very practical" and that it had "good ideas." The PHN was extremely pleased that this resource was available to share with her clients.

Marcia E.

Public Health Planner

Sii Akhri

Sheekooyinkaaga Nala Wadaag

Kolkay Jirto Xaalad Degdeg ah

Qalabka isgaarsiinta ECHO, ay ka mid yihiin ECHO Phone (Telefoonka ECHO), ECHO Web (Internetka ECHO), ECHO TV (Telefishinka ECHO), ECHO Radio (Raadiyaha ECHO) iyo Shirkadaha ECHO Mamuumaadka la Wadaagto ayaa u adeegaya nidaamka xaaladda deg-degga. Tan waxa laglu hubinayaa marka ay jirto xaalad degdegga ee caafimaadka ama ammaanka, ECHO in hirgalinayso nidaam turjumaya, abuuraya iyo qaybinaya macluumad si dhaqsa ah iyo wax ku oolla.

Baro waxa ku saabsan jawabta xaaladda deg-deggga ee ECHO ee u adeegta xubanaha jaalliyadda.

Haddii aad tahay sarkaal u shaqeeya caafimaadka guud ama ammaanka, halkaan riix si aad ku baratid hirgalinta ECHO marka ay jirto xaalad deg-degga.

Take Our Survey

Have you heard about our new program, "Recovering from the Storm?" If so, tell us how you learned about it!

Charites Review Council - meets standards   GuideStar

User login