Bridging the Communications Gap for Immigrants and Refugees in Minnesota

TABARRUC

Kooxda hawlkarka ee tabarrucyaasha ECHO waxa ay ku deeqeen wax ka badan 1,000 saacaadood sanadkiiba. Haddii aad danaynayso in aad nala shaqaysato waxa aad noqon kartaa:

  • Noqo afhayeenka jaalliyadda ee ECHO: Afhayeenka jaalliyadda wuxuu u adeegaa jaalliyadda aan af ingiriisi macna leh ku hadlin siyaabooyin kala duwan.
  • Soo diyariyaasha ECH TV (Telefishinka ECHO) waxa ay ku soo siyaadiyaan qibraddooda barnaamijyada bileed, ayago macluumaadka ka horsheega kaamerada.
  • ECHO Captioners (Farta Telefishinka ECHO) waxaa lagu bixiyaa far yar ee luqadaha kala duwan ee ECHO ay ugu talagashay barnaamiiijyada af Ingiriisiga, si ay ku caawiiso daawadayaasha iyo dhegeystayaasha ECHO ee aan af ingiriisi macna leh ku hadlin.
  • ECHO Ambassadors (Wakiillada ECHO) waxa ay ka qaybgalan xafladaha jaaliyadda si ay ilaha muhiimka ee ECHO u galiyaan gacmaha kuwa ku hadla af ingiriis yar ee sida weyn ugu bahaan.
  • Dadka hoos wax u wada: Afhayeennada ECHO waxa kale oo ay bixinayaan qadka macluumaadka ECHO ayaga laga helayo war sugan ee tusmo u noqonaya boqollaal reer Minnesota oo ku hadla 10 luqadood.

Si aad afhayeen ahaan ugu tabarrucdid ECHO, qoraal aad isaga warbixinayso ku soo hagaaji wanduragala@echominnesota.org iyo waxa aad noo sheegtaa sida aad jeceshahay in aad ugu adeegtid!

Xafiisyada tabarruca ECHO: ayadoo ay jiraan in ka badan 18,000 ee soogaalooti ah iyo qaxooti oo imaanaya Minnesota toddobaad kasta, waxa markasta jiri doona shaqo lagu hubinayo in qof kasta uu caafimaad qabo, ammaan haysto isdiyaarinaya.

Haddii aad danaynayso in aad ka tabarrucdid xafiisyada ECHO, wac ama iimayl u dir ECHO ee laga helo 651.789.4326 ama iimayl u dir info@echominnesota.org.