ECHO DVDs (DVDyada ECHO)

ECHO DVDs (DVDyada ECHO) ayaa in badan lagu siidaaya, ama lagu qaybiiyaa, fasallada, xarumaha caafimaadka, ama maktabadaha. ECHO waxa ay ku dhirrigalinaysaa saaxiibaddeen, ururadda namatal in ay la wadaagaan, kafaalaqaadaana in ay la wadagaan barnaamijyada waxbarashadeena qof kasta oo la isdhahayo wax uun bay u tarayaan.

Waxaa diyaar ka ah ECHO TV (Telefishinka ECHO) – illaa 12 barnaamij ee ku qoran 7 luqadood (Ingiriisi, Hmong, Khmeer, Lao, Soomaali, Isbaanish iyo Fitamiisi) ayaga oo ah DVD. Waxaa sii raaca, mooduucyada qaaska ah waxaa dhici karta in lagu helo luqado badan oo ku jira hal DVD.

 SI INTERNTETKA LOOGA DIRSADO ECHO DVDS (DVDYADA ECHO), HALKAAN RIIX

Si lagu barto qaabka lagu helayo DVDayda lacag la’aana (aan laga maarmin oo kaliya), wac ama iimayl u dir ECHO ee laga helo 651.789.4342 ama email u dir [email protected]