• Ulajeedada qaddarkan gaaban ee muuqaalka ah ayaa ah in daawadayaasha looga digo halista ay leedahay foojignaan la’aanta iyo darawal la jeediyay oo gaari wada. Tusaale qayaxan oo ku faraya inaad foojignaato iyo inaad marka aad gariga waddo ku dadaasho badbaadinta naftaadana waa ay raacsantahay.

  • Tallaallada la qaato waa sida ugu fiican ee lagu joojin karo cudurrada faafa.

  • “Meel Fiican, oo amaan ah oo loogu Noolaado” Waxad xaq u leedahay inaad degto meel walba oo aad doonaysid inaad ku noolaato hadii aad awoodi kartid kirada iyo buuxinta mudada liiska ah ee aad saxeexdo. 

  • Ka qayb qaado caawimada amaanka dhamaanteen, feejignoow oo soo sheeg hadaad aragto dhaq dhaqaaqyo shaki leh. Fiidiyoowgan gaaban waxa loogu tala galay in uu dadwaynaha ka caawiyo oo tuso waxayaabaha ay u fiirsanayaan iyo sida ay ugu soo sheegayaan Askarta waxa ay ka shakiyaan.

  • Ma jeclin in aynu ka fekerno dhibaatooyinka la yimaada gabowga, laakiin waxa muhiim ah in aynu hore usii qorshaysano baahida inala soo gudboonaan karta mar aynaan awoodeeda lahayn, sida go’aan qaadashada daryeelka caafimaadkeena. 

Barnaamijyo luuqado kala duwan ah

Ka eeg barnaamijyadan ECHO TV, ECHO Radio, ECHO DVD and other formats


Aqoontaada kordhiso

News and Events

Explore Make Money Work, a project designed to build bridges between various cultural communities and the banking/finance world.

Codadka ECHO


As part of the AARP Twin Cities multilingual fraud education DVD project we identified the CLUES Wellness expo as an opportunity to distribute the DVD to Spanish-speaking people. We employed Cecilia, a Latina cultural ambassador from ECHO to work at our booth. It was remarkable to watch her personally connect with the audience linguistically and culturally.  She influenced people to take all the items from our booth and we had lots of laughs. Employing cultural ambassadors is a strategy we are considering as part of an overall effort to boost volunteerism with different cultural groups.