
|
|
JADWALKA 2009 da OO DHAN
Halkan Kala Soo Deg Jadwalka 2009-da ee ECHO oo Dhan BIL WALBA ECHO TV KA DAAWO U Diyaarinta Ilmahaaga Xanaanada Carruurta (Kindergarten)
Digniinaha Cimilada Xun
Kaneecada “West Naayl” iyo Cudurka Laaym Barnaamijyada oo dhan waxaa lagu soo celin doonaa labada Sabti ee bil walba ugu dambeeya saacaddu kolka ay tahay 11-ka fiidnimo. *Jadwalka barnaamijyada waa la baddeli karaa. |