EnglishKhmerSomaliVietnameseLaoSpanishHmong

 
ECHO Topic
Fitamiinka Foolik Aaysidh (Folic Acid) ee ay Qaataan Dumarka Uurka Leh
Nafaqada munaasibka ah ee laga helo marka la cuno cuntada sida miraha iyo qudaartu waxtar way leedahay, laakiin sida kaliya ee lagu balan qaadi karo in jirkaagu uu helo dhamaan nafaqada ama nuxurka uu u baahan yahay waa in maalin kasta la qaato multi-vitamin-ka ay ku jirto 400 micrograms folic acid ah.
 
Axad, Feberaayoi 7
7:40 pm.

Watch the Show

Resources:
Read the TV Script (PDF)
U.S. Committee for Refugees and Immigrants (in Somali) (PDF)
Center for Disease Control
U.S. Committee for Immigrants and Refugees