EnglishKhmerSomaliVietnameseLaoSpanishHmong

 
ECHO Topic
Tallaalka iyo Baarista Caafimaadka Carruurta ee Kolka Sannad-Dugsiyeedku Bilaabanayo
Gobolka Minnesota carruurta ku nool inta aysan iskoollada dib ugu noqon waxaa laga rabaa inay soo qaataan tallaallo iyo cirbado daawo ah, kuwaas oo looga hortagayo cudurrada qaarkood. Haddii aadan war u hayn in ay carruurtaadu qaateen tallaallada noocaas ah la xiriir dhakhtarka aad carruurta u geyso. Haddii aysan carruurtaadu lahayn dhakhtar ay la xiriiraan weydii saaxiibbada iyo dadka deriska ah si ay kuugu sheegaan dhakhtar fiican oo u dhow xaafadda aad deggen tahay.

Watch the Show

Resources:
Read the TV Script (PDF)
TV Show Q&A (PDF)
Dangerous Lead Products (PDF)
MN Department of Health's Information on Immunizations
Centers for Disease Control and Prevention