|
NALA SOO XIRIIR Haddii aad ECHO ku casuumeyso inay ka soo qeybgalaan xaflad, dabbaaldeg, ama arrimo kale oo la xiriira caafimaadka bulshadiinna; ama haddii aad dooneyso inaad hesho barnaamijka ECHO TV oo cajalad DVD ah ku duuban; ama haddii aad dooneyso macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan Fakiska, Taleefanka, Taleefashinka ama Barta Intarnetka ee ECHO, la soo xiriir:
Lillian McDonald - Executive Director
651-224-3344
McDonald@echominnesota.org
Mary Butler Harpin – Project Coordinator
651-789-4337
butler@echominnesota.org
ECHO (Emergency and Community Health Outreach)
C/o Association of Minnesota Counties
125 Charles Avenue
Saint Paul, MN 55103
|