Emergency & Community Health Outreach ECHO Minnesota Collaborative
c/o Association of Minnesota Counties
125 Charles Avenue
St. Paul, MN 55103
Phone: 651.224.3344
email: info@echominnesota.org
ECHO waxay soo dhawaynaysaa caafimaadka dadweynaha, badbaadada iyo wakaaladaaha kale ee dawladda, ururada talada, ururada dadwladda iyo kuwa samofalka in ay ka mid noqdaan iskujirka ECHO. Si aad u ogaato noqoshada shariigga ECHO, halkan guji (Dhokomentigani wuxu ku qoran yahay Ingiriisi).
Hay’adaha Caafimaadka Dadweynaha, Ururrada Jaaliyadaha aan af Ingiriis Fiican ku Hadlin, iyo Shirkado aan Macaash ku Shaqeyn: