EnglishKhmerSomaliVietnameseLaoSpanishHmong

 
Digniin Caafimaad

ECHO H1N1 and Seasonal Flu Information


Si aad uga barato wax badan guji si aad faafaahin u hesho.

 

KU SOO DHAWOOW
Qeylo dheer oo baroor-diiq xaalad degdeg ah ayaad maqli kartaa.  Cudur halis ah ayaa ka dhex dillaaci kara bulshada aad la nooshahay.  Ma garan kartaa meel aad ka heli warbixin aad ku badbaadin karto naftaada iyo qoyskaaga?

Haddaba jawaabtu waxay noqoneysaa: ECHO.

ECHO (Emergency and Community Health Outreach) waxaa loo sameeyey in ay dadka aan af Ingiriis fiican ku hadlin ka helaan macluumaad ay ku heli karaan luuqadaha ay sida ugu fiican u fahmi karaan. Macluumaadku waa kuwa ku saabsan caafimaadka iyo ammaanka, waxaana loogu tala galay inay naftooda ku badbaadin karaan.

News & Events

ECHO Hosts First Ever Healthy Communities Breakfast and Free Flu Shots, November 17 at the Wilder Foundation.  Learn more.  Stay tuned for updates!

H1N1 TV Special Hopes to Help Limited English Speaking Audiences.  Learn More.  Tune in to ECHO TV Sundays this fall to see the show, or access it online, 24/7

ECHO Partners with MDH on multi-lingual flu resources.  Learn moreAccess the resources online.

ECHO Seeking Community Outreach Intern.  Learn More.

Need for Thanksgiving Meals Skyrockets in Twin Cities. Learn more.  

ECHO has multi-language resources available on H1N1 Influenza and Seasonal Flu safety.  Click for details.

ECHO DVDs selected for use in new Minnesota Dept. of Health Refugee Health Lending Library.  Learn more or visit the RHLL.


Si aad uga barato wax badan guji si aad faafaahin u hesho.


Red Envelope Saxiix ku dalbo Emailka ECHO ee La-socodsiinta waxa cusub
  ECHO TV
Durayga Cusub ee H1N1
Eeg waxa aad u baahan tahay ee aad ka heleyso ECHO TV.

Broadcast across the state on Twin Cities Public Television's Minnesota channel, tptMN.  Check local listings for channel information.

Axad, 7 Maajo:  Spanish (7:00 pm), Hmong (7:20 pm), Somali (7:40 pm)

Axad, 14 Maajo:  Vietnamese (7:00 pm), Lao (7:20 pm), Khmer (7:40 pm)

Haddaba daawasho wacan!



This month on ECHO Phone:

Sida Looga Nabadgalo Dabka iyo Kaarboonka Moono-Ogsaaydh ee ka Yimaada Qiiqa Dadka Naqaska ku Xira
Kaarboonka moono-ogsaaydhka waa naqas khatar ah oo aan dhadhan lahayn, la arki karin, ama aan la urin karin. Sidaas awgeed waxa uu ku dhex dhuuman karaa hawada ay dadku ku neefsadaan. In la joogo meel uu ka jiro kaarboon moono-ogsaaydh waxa ay dhib ku keeni kartaa indhaha; waxa kale oo ay keeni kartaa madax xanuun, in lagu dayoobo, jaha-wareer iyo lalabbo. Waxaa dhici karta in dhibka noocaas ah loo dhinto. 
Listen now to an audio file of this ECHO Phone topic.

Daaweynta Xanuunka Dhimirka ama Xanuunka Maskaxda ku Dhaca Listen now to an audio file of this ECHO Phone topic.



Caafimaadka & Ammaanka

Guji halkan oo arag siyaabaha aad caafimaadkaaga ugu dedaali karto.